Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan

Marka kobaad waxay mahad u sugnaatay ilahay marka labaad waxa mahad leh Mamulka iyo hawl wadenada jamacada oo guushan xaqiijiyay

Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan\

Jamacada New Generation University oo Score aan hore loo arag tarikhna ah dhigtay iyadoo guulo waawayn soo hoysay noqotayna jamacada jamacadaha dalka hogaamisa waana jamacada manta ugu tayada saraysa haday noqoto dhan wax barasho tayo wax barasho waa New Generation University

waxay diyaar kuula tahay jamacada New Generation University in hadafkaaga wax barasho ay ku gaadhsiiso si tayaysan oo aad looga shaqeeyayna ay wax kuu barto iyagoo ay ku bari donan macalimiin aqoon xeel dheer u leh oo tayo aqooned leh oo laguu soo xulay ay wax ku bari donan

hadaba balanteenu waa jamacada New Generation University

Gudomiyaha Jamacada: Cabdiwaasac Maxamed Yuusuf ( ALLA MAGAN )

Similar Posts

5 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *