Daawo Madasha Qaar ka mida Ardayda Jamacadda New Generation Fracega Burco Oo Difacanaya Bookta Qalinjabintoda

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco, Maamulka Jaamacadda New Generation Bur’o Campus iyo Macalimiin kala duwan ayaa ka qeyb galey madal ay ardeyda Jaamacaddu ku difaacanayeen buugaagta cilmi baadhista ee ay ardeydu diyaariyaan marka ay Jaamacadda ka qalinjabinayaan. https://www.facebook.com/NewGenerationUniversityCollege/videos/578932317270889 https://www.facebook.com/NewGenerationUniversityCollege/videos/578932317270889

Jaamacadda New Generation University ayaa kalinta koowaad ka gashay Qiimayn ay Sameeyeen Gudidda Komishanka Tacliinta Sare Ee Qaranka  Jaamhuriyadda Somaliland.

Jaamacadda New Generation University ayaa kalinta koowaad ka gashay Qiimayn ay Sameeyeen Gudidda Komishanka Tacliinta Sare Ee Qaranka Jaamhuriyadda Somaliland.

Qiimayntan ayaa ahayd tayada waxbarashada Ee Jaamacadaha Dalka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey sadex qeybood 1. Jaamacadaha Dawliga ah waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point 2. Jaamacadda Private ka ah ee dalka laga aasaasey waxay 84% Point 3. Jaamacadaha Private ka ah ee dalka dibadiisa laga aasaasey Jaamacadda uu saraysa waxay 87% Sidaas…

Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan

Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan

Marka kobaad waxay mahad u sugnaatay ilahay marka labaad waxa mahad leh Mamulka iyo hawl wadenada jamacada oo guushan xaqiijiyay Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan\ Jamacada New Generation University oo Score aan hore loo arag tarikhna ah dhigtay iyadoo guulo waawayn soo hoysay noqotayna jamacada jamacadaha dalka hogaamisa…