DoodaNew Generation University
Jaamacadda New Generation University oo Library-ga ku qabatay dood laga hadalayay aqoonsiga Somaliland wax hortagan iyo doorka ay Jaamacaddahu ay ka qataan.
Jaamacadda New Generation University oo Library-ga ku qabatay dood laga hadalayay aqoonsiga Somaliland wax hortagan iyo doorka ay Jaamacaddahu ay ka qataan.
Qiimayntan ayaa ahayd tayada waxbarashada Ee Jaamacadaha Dalka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey sadex qeybood 1. Jaamacadaha Dawliga ah waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point 2. Jaamacadda Private ka ah ee dalka laga aasaasey waxay 84% Point 3. Jaamacadaha Private ka ah ee dalka dibadiisa laga aasaasey Jaamacadda uu saraysa waxay 87% Sidaas…
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco, Maamulka Jaamacadda New Generation Bur’o Campus iyo Macalimiin kala duwan ayaa ka qeyb galey madal ay ardeyda Jaamacaddu ku difaacanayeen buugaagta cilmi baadhista ee ay ardeydu diyaariyaan marka ay Jaamacadda ka qalinjabinayaan. https://www.facebook.com/NewGenerationUniversityCollege/videos/578932317270889 https://www.facebook.com/NewGenerationUniversityCollege/videos/578932317270889
New Generation University College (NGU) was opened in Hargeysa, Somali Land in 2010.The founder of NGUC aimed to provide superior education and total quality higher education opportunities to the younger generation of Somali Land and beyond. Read Mor
Artificial intelligence creates content for the site, no worse than a copywriter, you can also use it to write articles. 100% uniqueness :). Click Here:👉 https://stanford.io/3FXszd0
Artificial intelligence creates content for the site, no worse than a copywriter, you can also use it to write articles. 100% uniqueness :). Click Here:👉 https://stanford.io/3FXszd0