Daawo Madasha Qaar ka mida Ardayda Jamacadda New Generation Fracega Burco Oo Difacanaya Bookta Qalinjabintoda
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco, Maamulka Jaamacadda New Generation Bur’o Campus iyo Macalimiin kala duwan ayaa ka qeyb galey madal ay ardeyda Jaamacaddu ku difaacanayeen buugaagta cilmi baadhista ee ay ardeydu diyaariyaan

Maamulka Iyo Hawl Wadeenada Jaamacadda New Generarion. University Oo Munasibad Casho Ku Qabsaday Hamdan Hotel

Jaamacadda New Generation University ayaa kalinta koowaad ka gashay Qiimayn ay Sameeyeen Gudidda Komishanka Tacliinta Sare Ee Qaranka Jaamhuriyadda Somaliland.
Qiimayntan ayaa ahayd tayada waxbarashada Ee Jaamacadaha Dalka Somaliland iyada oo loo kala qeybiyey sadex qeybood 1. Jaamacadaha Dawliga ah waxaa u sareyay Jaamacadda keentay 79% Point 2. Jaamacadda Private ka ah ee dalka laga

Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan
Marka kobaad waxay mahad u sugnaatay ilahay marka labaad waxa mahad leh Mamulka iyo hawl wadenada jamacada oo guushan xaqiijiyay Jamacada New Generation University Oo Noqotay Jamacadii Ugu Saraysay Dalka Oo Dhan\ Jamacada New Generation
DoodaNew Generation University
Jaamacadda New Generation University oo Library-ga ku qabatay dood laga hadalayay aqoonsiga Somaliland wax hortagan iyo doorka ay Jaamacaddahu ay ka qataan.
NGU BACKGROUND AND ESTABLISHMENT
New Generation University College (NGU) was opened in Hargeysa, Somali Land in 2010.The founder of NGUC aimed to provide superior education and total quality higher education opportunities to the younger generation of Somali Land and